{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada AMISOM oo Ilaalo ka haya Diyaaradii ku dhacday Carbiska

0
669
????????????????????????????????????

Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa Ilaalo ka haya Diyaarad Nuuca Xamuulka qaada ah oo laga leeyahay Dalka Masar islamarkaana Xalay ku soo dhacday Degaanka carbiska oo u dhexeeya Afgooye iyo Lafoole.

Halkaan Hoose ka daawo sawiro laga soo qaaday Ciidamada AMISOM oo ilaalo Xoogan ka haya Diyaaradda

D4 D6 D7 D8 D9 D10 D11 D12 D13 D14 D15 D21