Cismaan aadan Careys oo Kamid ah Wariyayasha Ka howlgalo Magalada Baladweyne Ayaa Dhawac Ka sogaray Dagaalkii Ka dhacay Magalada Baladweyne
Dhawaca ayaa Waxaa u wariyaha Ka sogaray Gacanta bidix xili uu doonayay in uu sawiro kaqaado dagaalka ka socday xafada howlwadaag Ee baladweyne sida Uu Radio Hiranweyn U shegay Wariye Cismaan Adan Careys
Dhawaca wariyaha Ayaa La dhigay Isbitaalka Baladweyne si halka logu baxnaniyo dhawaciisa waxana markii danbe uu wariyaha laga saray isbitaalka baladweyne isagoo lageyay xafada u baladweyne k dagan yahay
Xaalka wariye cismaan Adan careys ayaa Ah mid wanaagsan waxana u ka so kabanaya dhawacii manta ka sogaray Sida uu caawa radio Hiiraanweyn U shegay