Kulamada Qaaradda Yurub Maanta Laga Cayaari Doono , Meelaha Aad ka Daawan Karto iyo Saacadda Geeska Africa

0
351

kulamada

waxaa maanta iyo caawa la cayaari doonaa kulamo xiiso badan oo ka tirsan horyaalada kala duwan ee qaaradda Yurub.

Haddaba hoos ka akhriso dhammaan kulamadaas saacadda Geeska Africa iyo Meelaha aad ka daawan doonto hadduu Alle Idmo.

Kulan Ka Tirsan Premiership-ka England Ee Maanta La Cayaari Doono:

7:00 fiidnimo Tottenham Vs West Ham Live SS5

Kulamada Italian Serie A-da Ee Maanta La Cayaari Doono:

2:30 duhurnimo Hellas Verona Vs Napoli

5:00 galabnimo Atalanta Vs Torino

5:00 galabnimo Carpi Vs ChievoVerona

5:00 galabnimo Fiorentina Vs Empoli

5:00 galabnimo Genoa Vs Sassuolo

5:00 galabnimo Lazio Vs Palermo

5:00 galabnimo Udinese Vs Sampdoria

10:45 habeenimo Inter Vs Frosinone Live beIN Sports Arabia 4 HD

Kulamada La Ligaha Spain Ee Maanta La Cayaari Doono:

2:00 duhurnimo Sporting Gijon Vs Levante Live SS3

6:00 maqribnimo Villarreal Vs Eibar Live SS3

8:15 fiidnimo Granada Vs Athletic Bilbao Live SS3

10:30 habeenimo Real Betis Vs Atletico Madrid Live SS3

Kulamada Bundesligaha Jarmalka Ee Maanta La Cayaari Doono:

5:30 galabnimo Hertha Berlin Vs Hoffenheim

7:30 fiidnimo Ingolstadt Vs Darmstadt