Arsenal vs Barcelona,Juventus vs Bayern Munich Iyo Qaabka Ay Isugu Aadeen Wareega16 Kooxaha Champions League

1
542

hiilkubad

waxaa si rasmi ah loo soo gabagagabeeyay isku aadka wareega 16-aad ee koobka horyaalada Yurub (UEFA Champions League) oo haatan soo gaaray heer kala bax ah (Knock Out).

Hadaba 16-naadi ee tartanka ugu qiimaha badan Yurub isugu soo hareen ayaa loo qori tuuray  waxaana xusid mudan in kooxaha isku guruub kasoo baxeen iyo kuwa isku dalka ah inaysan isku dhici doonin.

Ugudanbayntii waxa ay naadiyayaasha isku arki doonaa sida soo socota

Dynamo Kyiv vs Manchester City

Benfica vs Zenit

PSV vs Atletico Madrid

Juventus vs Bayern Munich

Arsenal vs Barcelona

PSG vs Chelsea

Roma vs Real Madrid

Gent vs Wolfsburg

Comments are closed.