Waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka dhambaalka iyo tahniyadaha oo ah barnaamij todobaadla ah kaa baxa idaacada Hiranweyn ee magaalada B/weyne.
Barnaamijka waxa soo jedinaya Wariyaasha kala ah Mustaf xasan Cabdi iyo Cali Cismaan Kaskey.
Hadii aad u bahantahay in lagu bahiyo tahniyad Dhalasho ama Aroos ma mahar iyo salan asxaab qaraabo intaba nogu so dir
Radiohiranweyn@gmail.com
HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:-
h