{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Qurba Joogta Gobalka Hiiraan Oo Ka Hadlay Waxa Saxda ah Ee Ka Jira Hiiraan

0
443

Gudoomiyaha Qurba Joogta Gobalka Hiiraan Oo Ka Hadlay Waxa Saxda ah Ee Ka Jira Gobalka Hiiraan

 

Gudoomiyaha Qurba joogta gobalka Hiiraan Tawane sabriye oo ka hadlay munaasabad lagu soo dhaweynayay wasiirka maaliyada xukuumada soomaaliya oo maalin ka hor soo gaaray B.weyne ayaa shegay in Gobalka ay ka jiraan dhibaatoyin farabadan waxa uu ku edeyay dowlada.

 

 

Tawane Sabriye waxa uu hadalkan ka shegay mar uu ka hadlayay munaasabad wasiirka maaliyada uu xariga kaga jawarayay mashaariic uu Wasiirku shegay in ay ka hirgiliyen magaalada B.weyne.