{DAAWO MUUQAALKA} Digniintii U Bixiyay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Iyo Dad Badan Oo Ka ,,,

1
419

Munaasabadan oo lagu calema saarayay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed hagar yuusuf dabageed oo lagu qabtay hoolka shirarka Gobolka ayaa waxa ka soo qeyb galay Xumna kamid ah maamulkii Hire kan degmada xildhiaabo kamid ah baarlamaanka somalia Saraakiisha Ciidamada AMISOM kuwa dowlada soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada B.weyne.

Xaflada calema saarka oo aheyd mid si heer sara ah loo soo agaasimay ayaa ugu horeyn waxa ka hadlay odayaal iyo saraakiil ka mid ahaa dadkii ka soo qeyb galay waxana ay si weyn usoo dhaweyen Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed hagar.

Comments are closed.