{DAAWO MUUQAALKA} Sida Ay Baaritaanka U Sameysay Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida

0
392

Saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidanka qalabka sida ee soomaaliya oo dhawaan soo gaaray b.weyne ayaa sheegay inay baaritaan ku sameyeen waxa ka jira wararka ku saabsan in saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ay ku lug lahaayeen dagaalladii ka dhacay magaalada Beledweyne.

Gudoomiyaha maxkmada cidmada qalabka sida gaashaanle dhexe xasan cali nuur ayaa Radio Hiranweyn u shegay in la xiray taliyihii xabsiga dhexe ee magaalada b.weyne iyo taliyihii qeybta asluubta xariga saraakishaasina uu salka ku hayo maxaabiis dhawaan ka baxsatay xabsiga dhexe.

Halkan Ka Daawo Muqaalka:-