{DAAWO MUUQAALKA} Sida Logu Soo Dhaweyay Baladweyne Wasiirka Amniga Iyo Wafdigii Lasocday

0
518

Wafdiga soo gaaray magaalada baladweyn  oo hogaaminayay wasiirka amniga soomaaliya markii ay kasoo dagen garoonka diyaaradaha ugaas khaliif ee B.weyne waxa soo dhaweyay maamulka gobalka kan degmada odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha ciidamada AMISOM.