{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha Ciidmada Jabuuti Ee G.Hiiraan Oo Fariin Muhiim ah Udiray Belihii ku Dagaalamay B.weyne

0
326

Daawo muuqaalka Col.Cusmaan dubad taliyaha Ciidamada Jabuuti ee Gobolka Hiiraan oo fariin muhiim ah udiray dhinacyadii ku dagaalamay magaalada b.weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.