{DAAWO SAWIRADA} Dadka Gaagaaban Oo Ka Hadlay Dibaatada Loo Gestay Xiliyada Qaar

0
796

Magaalada Baqdaad waxa isugu soo baxay qaar kamid ah dadka gaagaab ee kunool Magaaladaasi, kuwaa oo soo bandhigayay dhibaatada ay kala kulmaan bulshada ay ku dhax nool yihiin.

Munaasabada ayaa lagu soo beegay 28-ka December ah oo maalinta loo asteeyay dadka gaa gaaban, waxa ayna dadkan intii ay socotay munaasabada ka hadleen dhibataooyinka iyaga u gaarka ah ay kala kulmaan bulshada ay kamid yihiin , waxa ayna codsadeen in aan la takootin lana soo dhaweeyo.

Waxa kale ay sheegeen dadkan gaa gaabaan in ay dadka la wadaagaan dhibaatada guud ee dalkooda ka jirta balse iyagu usii gaar tahay dhibaatooyin kale ay ugu horeeso takoor iyo in ay waayeen xaquuqdii ay lahaayeen,

Dadka Gaagaban.1jpg Dadka Gaagaban