{DAAWO SAWIRADA} Dagaalkii Ka Dhacay Dalka Burundi Iyo Qasaaraha Ka Dhashay

0
396

Dowlada burundi ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay qaar kamid ah Kooxihii weerarka ka geystay Xarumo ciidan oo ku yaala Magaalada Bujumbura ee caasimadda Burundi.

Dowladu waxa ay sheegtay in baaritaano degdeg ah ay ku sameyneyso ragga lala xiriirinaayo weerarka xarumahaasi lagu qaaday ee hada ku jira gacanta Hay’adaha amaanka.

Weerarka dagaalka isku bedelay ayaa yimid kadib markii aroornimadii hore ee saakay laba weerar lagu qaaday xeryo militari oo ku yaalla caasmada Burundi.

Weerarka , ayaa waxaa lagu dilay dad farabadan oo ay ku jiraan Ciidamadii ku sugnaa Xarumaha la weeraray.

Bunjabura.1jpg Bunjabura.2jpg Bunjabura.3jpg Bunjabura