{DAAWO SAWIRADA }keydka Shidaalka Muqdisho oo 25 Sano Kadib Lahowl Gilyay

0
348

Xaruntii Keydka Shidaalka ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay ku dhawaad muddo 25 sano ah maanta dib loo howl-geliyey.

Xarunta ayaa waxaa dib u furay ganacsato Soomaaliyeed, oo la sheegay inay mashruucan ku maal-geliyeen ku dhowaad 20 milyan oo dollar.

Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wasiirka amniga Soomaaliya Cabdirisaaq Maxamuud iyo xubno kale oo ka mid ah dowladda.

Mashruucan ayaa ka kooban haamo waaweyn oo gaaraya illaa 7 oo shidaalka keydiya, iyo dhuumo shidaalka kasoo qaadaya maraakiibta badda kusoo xirta ee shidaalka wada

 

keydka shidalka (1)keydka shidalka (2)keydka shidalka (3)keydka shidalka (4)keydka shidalka (5)