{DAAWO Sawirada} Kulan Loga Hadlayay Furitaanka Wadada Dagmada Bulo Burte Oo Lagu Qabtay Degmadaasi

0
519

Kulankan oo ay manta  yeesheen  Maamulka dagmada Bullo burte qeybaha kaladuwan Ee bulshada ee  Iyo Saraakiisha Ciidamada Amisom  Gaar ahan kuwa jabuuti ayaa Ahaa mid loga hadlayay  xaalada guud ee dagmada Buloburde.

Odayaal  waxgarad  haween  dhalin yaro reer bullo burte ah ayaa kulanka ka so jeediyay aragtiyo kala duwan oo ku adan sida lo horumarinkaro   islamarkana loga saari kara godoonka Magalada ladagay   Mudada dheer  waa ku wan iyagoo arintaas kahadlayo

Taliyaha Ciidamada Amisom Ee Gobolka Hiiraan Col. Cismaan Dubad ayaa Ku dheraaday isbadalka Xiligan kajiro Dagmada Bulla burte  waxana u sheegay in  ay go aan qaateen in isbadal la sameeyo,

Maamulka dagmada Bullo burte oo iyagane qeyb ka ahaa kulanka ayaa waxaa ay ka hadleen mar xaladihii kala duwanaa ee ay dagmada soomartay waxa ayna shegen in waqtigaan waxii ka dambeya loo baahan yahay furitaanka wadada buloburte.

Kulankan manta ka dhacay bulo burte ayaa waxaa u ku so beegmayaa xili ay sameyneyso magalada so kabasho dhinaca ganacsiya iyo dhaq dhaqaada dadka iyo gaadiidka.

Kulanka Buloburte.1jpg Kulanka Buloburte.2jpg Kulanka Buloburte.3jpg Kulanka Buloburte

{Sawir Qaade}Maxamed Cismaan makaraan