{DAAWO SAWIRADA } Ururka Gargaar Oo Deeq Buugag Ah Gaarsiiyay Jaamacada Hiiraan

0
676

ururka gargaar oo kamida ururada sama falka ee ka dhisan dalka dibadiisa ka dhisan ayaa waxa ay gaarsiiyeen deeq buugaag ah oo ay ugu tala galeen jaamacada hiiraan ee ku taala gobolka hiiraan waxana ay ururka gargaar ugu talageen buugaagta ay gaarsiiyeen jaamacada hiiraan university tayada jaamacada oo sare loogu qaado iyo in ay aradada jaamacada helaan buugaag  tayo leh oo aqoontooda sare u qaado sida uu sheegay wakiilkii uu ururka gargaar ustaad maxamuud oo gaarsiiyay buugaagtaasi jaamacada hiiraan.

hormuudka jaamacada hiiraan ustaad axmed nuur qoslaaye oo gudoomay deeq dan ay jaamacada hiiraan ugu talagaleen ururka gargaar ayaa ka mahad celiyay deeqda la gaarsiiyay jaamacada hiiraan waxana uu u mahad celiyay ururka gargaar oo uu tilmaamay in aaney aheyn tii ugu horeysay ee jaamacada ay soo gaarsiiyaan ururkaasi waxana uu tilmaamay qoslaaye in aradada jaamacada ay uga faaideyn doonaan oo ay u diyaarin doon qeybo kamida jaamacada oo ardada usaamaxeeysa in aay buugaag ku aqristaan.

IMG_0495 IMG_0497 IMG_0510 IMG_0511 IMG_0512 IMG_0513 IMG_0514 IMG_0515 IMG_0516 IMG_0517 IMG_0519 IMG_0523 IMG_0524 IMG_0528 IMG_0529 IMG_0530 IMG_0531 IMG_0532 IMG_0533 IMG_0534 IMG_0539 IMG_0542 IMG_0544 IMG_0545