{DAAWO SAWIRADA} Waa Sidee Xaalada Gobahii Lagu Dagalamay Ee Magalaada Baladweyne Iyo Agagag Horre Ee Dagaalka

0
715
DCIM100MEDIA

Odayasha dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo waxgaaradka labad dhinac ee dirirtu u dhaxeyso ayaa isku dayay in ay kala dhax gala dhinacyada dagalamay inkastoo ay ku guul dareysteen, kadib markii Odayasha loo diiday in ay ka gudban   Bunda liq liqato,

Dagalkan maalintii labad ka socda Xaafadda Howlwadaag ee Magalaada Baladweyne ayaa waxa ku dhintay in ka badan 18 Ruux halka 50 qof oo kale ay ku dhawacmeen kuwaaso la dhigay isbitaalka Guud ee Magalaada Baladweyne,

Waxgaradka Gobolka Hiiraan iyo Ugaas Cabdiraxmaan ugaas khaalif ayaa wada qorshe la doonayo in lagu soo Afjaro Dagalkan maalintii labada Maleshiyo belleed ka soo kala jeeda labo beelood oo wada dega Galbeedka Gobolka Hiiraan ku dhaxmaray Xaafadda Howlwadaag,

Goobaha ganacsiga Waxbarasha Caafimadka iyo isku Socdka gadiidka iyo dadka ayaa maalintii Xaafadda Howlwadaag hakad ku yimid iyado dadkii degan Xaafadda ay iskaga barkaceen kuwaaso qarkood u barkacay Xaafaddaha kale ee Magaalada Baladweyne,

Dagalkan maalintii labada ka socda Xaafadda Howlwadaag ayaa sababay khaasare iskugu jira dhimasho iyo dhawac soo kala gaara dhinacyada

DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
hiranweyn
DCIM100MEDIA
hiranweyn
DCIM100MEDIA
hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn
DCIM100MEDIA
Hiranweyn