{DAAWO SAWIRADA}Gen Xaamud Oo USA Kula Kulmay Keith Ellison Iyo Xubno Kale.

0
433

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas  Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahan booqasho ku marayay Magaalooyin ka tirsan Mareykanka ayaa waxaa uu kulamo la yeeshay Madax ka tirsan Mareykanka iyo Saraakiil Ciidan, waxayna ka wada hadleen xiriirka iskaashi ee amni ee labada dal waa Mareykanka iyo Soomaaliya.

Taliyaha Booliska Soomaaliya dadkii uu la kulmay waxaa ka mid ahaa Xildhibaanka Muslimka Ah Ee Golaha Congresska Mareykanka Keith Ellison iyo xubno kale.

17 1 2 3 4 5 6 7 8 9 11 12 13 14 15 16 17