{DAAWO SAWIRADA}Wafdi Kasocda Wasaarada Arimaha G/Iyo Federaalka Oo Soo Gaaray B,weyne

0
321

waxaa maanta magalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan soo gaaray wafdi kasocda wasaarada arimaha gudaha xukuumada soomaaliya oo uu hogaaminayo agaasimaha did u heshiisiinta wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka soomaaliya mudane daahir warsame fiidoow.

ujeedka wafdigan kasocda wasaarada arimaha gudaha ayaa ah in lasii wado howlihii dib u heshiisiinta beelihii ku dagaalamay xaafada holwadaag ee magalada beledweyne  oo guulo laga gaaray .

agaasimaha waaxda dib u heshiisiinta wasaarada arimaha gudaha daahir warsame fiidoow oo la hadlay warbaahinta ayaa tilmaamay in ay u yimaadeen beledweyne in ay la wareegaan holwaha dib u heshiisiinta oo horay wasaarada amniga ay usii waday guulo wax tar lehna laga gaaray waxana uu agaasimaha waaxda wasaarada arimaha gudaha u mahad celiayay wasaarada amniga wasiirkeeda c/risaaq cumar maxamed oo howshan iska xilsaaray guulana kasoo hooyay .

wafdigan kasocda wasaarada arimaha gudaha ayaa la filayaa in ay sii wadaan howlaha dib u heshiisiinta ee kasocda gobolka hiiraan

Agaasimaha Wasaarada Gudaha (11) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (10) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (9) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (8) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (7) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (2) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (3) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (4) Agaasimaha Wasaarada Gudaha (5)

Sawir Qaade: Cabdi Wali Xuseen Tawakal

Radio Hiiraanweyn Magaalada Baledweyne:-