{DAAWO SAWIRADDA} Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Xarigga Laga Jaray Kaddib Markii La Dayactiray

0
420

Dhisamaha xarunta maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan ayaa xariga laga jaray kaddib dib u dayactir ballaaran oo lagu smeeyay labada xarumood.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarumaha xariga laga jaray ayaa waxaa ka qeyb-gallay maamulka heer gobol iyo degmo, Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ka socda ee AMISOM.

Gudoomiyaha G/Bolka Hiiraan oo hadal kooban jeediyay ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in maanta dib loo howl-galiyo xarumihii looga arimanayay maamulka gobolka,

COL.Cusman Dubad Oo Ah Taliyaha ciidamada Jabuuti ee qeybta ka howlgalka AMISOM, ayaa sheegay in xarumahan loogu talagalay in ay ku shaqeeyaan mas’uuliyiinta maamulka gobolka, wax weyna ka tari doonaan habsami u socodka howlaha maamulka.

Dhimaha xarigga laga jaray ayaa waxaa ka muuqda dib u habeyn weyn oo lagu sameeyay,

20151228635868801207606460HOL09 (2) 20151228635868801270736578HOL09 (3) 20151228635868801409199150HOL09 (4) 20151228635868801499205878HOL09 (6)