{DAAWO} Sawiradii Laga Soo Qaaday Goobihii Lagu Dagaalamay Ee Magaalada B/weyne

0
598

Goobihii ay ku dagaalamen ciidamadii maleeshiya beeledka ee xaafada howlwadaag oo ay ku sugan yihiin hada ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa laga soo qaaday sawira ka turjumaya xaalada xiligan sida ay tahay iyo aagagii lagu dagaalamay.

Kala qaaditaanka maleeshiye beledka iska soo horjeday waxa qeyb weyn ka qaatay wasiirka amniga c.risaaq cumar maxamed iyo odayaasha dhaqanka saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa jabuuti.

dagaalkii baladweyne  (6) dagaalkii baladweyne  (11) dagaalkii baladweyne  (12) dagaalkii baladweyne  (13) dagaalkii baladweyne  (14) dagaalkii baladweyne  (15)Goobihii Lagu Dagaalamay (3)Goobihii Lagu Dagaalamay (1) Goobihii Lagu Dagaalamay (4) Goobihii Lagu Dagaalamay (5) Goobihii Lagu Dagaalamay (2) Goobihii Lagu Dagaalamay (6) Goobihii Lagu Dagaalamay (9) Goobihii Lagu Dagaalamay (7) Goobihii Lagu Dagaalamay (10) Goobihii Lagu Dagaalamay (8) Goobihii Lagu Dagaalamay (11)