{DAAWO SWIRADA} Wakiilka cusub ee Midowga Afrika Ee Soomaaliya oo xilka la wareegay

0
436

Amb. Francisco Caetano Jose Madeira,oo dhawaan loosoo magacaabay wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkaasi.

 

Xaflad ka dhacday xarunta xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xilalka ku kala wareegay wakiilkii hore ee Midowga Africa ee Soomaaliya iyo wakiilka cusub.

 

Amb. Francisco Caetano Jose Madeira, oo ah wakiilka cusub ee midowga africa u qaabilsanaanaya Soomaaliya ayaa u dhashay dalka Musembiig, waxaana uu yahay taliyaha ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan.

WAKIILKA MIDAWGA AFRICA OO XILKII LA WAREGAY  (1) WAKIILKA MIDAWGA AFRICA OO XILKII LA WAREGAY  (2) WAKIILKA MIDAWGA AFRICA OO XILKII LA WAREGAY  (5) WAKIILKA MIDAWGA AFRICA OO XILKII LA WAREGAY  (6) WAKIILKA MIDAWGA AFRICA OO XILKII LA WAREGAY  (7)