DEG DEG.Wafdi U Hogaminaayo Madaxweynaha Soomaalia Oo Soo Gareey Magalada Beledweyne

0
355

wafdi uu hogaminaayo madaxweynaha soomaalia xasan shikh maxamuud ayaa goor dhaaw waxaa aay soo gareen magalada beledweyne ee xaruunta g/bolka hiiraan.

Wafdiga madaxweyne xasan waxaa socdalkisa ku wehlinayaa wasirka arimaha gudaha iyo faderaalka xukumada soomaalia c/raxman odoowa wasiru dowlaha madaxtoyada xilibaano ka tirsan barlamaanka soomaalia iyo waliba gudoomiyaha cusub ee g/bolka hiiraan yuusuf axmed hagar yuusuf dabogeyd.

Wafdiga madaxweyne xasan ayaa gudaha uu soo galay magalada beledweyne waxana hadda aay kus sugan yihiin xaruunta mamuulka gobalka hiiraan halkaas oo aay kulaamo kulla qadan doonaan odooyaasha dhaqanka g/bolka hiiraan iyo uruurada bulshada saxafada ayaa dibad joog ka ah halka aay kulamadan ka socdan.

Waxii waraar ah ee kaso kordha socdaalka xasan shikh kala soco halkan