DEG DEG.Wafdigii U Hogaminayay Madaxweynaha Soomaalia Oo Dib Ugu Labatay Muqdisho Kadaib Markii Manta B,weyne Lagu Heshiiyay

0
447

wafdi uu hogaminaayo madaxweynaha soomaalia xasan shikh maxamuud ayaa goor dhaaw  ka ambabaxay iyagoo ku sii jeedo magalada muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Kadib markii ay ku guuleysteen in ay heshiis ka garaan arimaha maamul u sameynta hiiraan iyo shabellaha dhaxe

Wafdiga madaxweyne xasan waxaa uu dhowr maalin ku sugnaa magalada baladweyne  waxana uu kulamo xiriir ah laqadanayay  odayaal dhaqameedyo siyaasiyiin iyo waxgarad ka so jeedo beelaha daga gobolka hiiraan si uu uga dhaadhiciyo  dhismaha maamulka Hiiraan iyo shabellaha Dhaxe

Dib u labashada Wafdiga madaxweyne xasan ayaa waxaa garoonka ku sii sagootiyay Gudoomiyaha Gobolka hiiraan iyo saraakiisha ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya

Xasan Sheikh (7)