{DHAGEYSO} Musharaxa Utaagan Xilka Madaxtinimo Oo Su’aalo ay Weydiiyen Dhagestayaasha Hiiraanweyn

0
346
????????????????????????????????????

Masharaxii ugu horeyay ee Maamulka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Caawa |Marti ku ah Barnaamijka Dabagalka Wararka ee Idaacada Hiiraan weyn.

Mudane Musharax C/raxman Xuseen Cadow oo ah Qofkii ugu horeyay ee shaaca ka qaada in uu u taaganyahay Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo marti ku ahaa barnaamijka dabagalka rimaha bulshada eek a baxa Idaacada Hiranweyn ee Magaalada Baledweyne ayaa dhageystaayasha Idaacada kaga jawaabayay su,aalo badan oo ku saabsana wax yaabaha laga filaayo in uu Gobaladan ka qabto masuulka hadii uu xilkaa ku guuleysta.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:-