{Dhageyso} Sida Lo Xaliyay Dagaalkii Ka dhacay Magalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan

0
423

Maleeshiyaadkan in la kala qaado ayaa waxaa ku Guuleeystay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo uu Hormuud u yahay Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif iyo Wafdi Dowladda Federaalka ka socda oo uu Hor kacayo Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed.

Sidoo kale in la kala qaado Maleeshiyaadka ku Dagaalamayay Xaafadda Howlwadaag  ayaa waxaa qeyb ka qaaday Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

                                                 HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA