{Dhageyso} Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Faah Faahin Kabixiyay Heshiiska Manta B.weyne Ka dhacay Ee Maamulka Hiarn Iyo Sh/ Dhaxe:

0
323

Waxaa manta si buuxda  lagu heshiiyay  dhismaha maamulka Gobolada Hiiraan iyo shabellaha dhexe kadib is mariwaa  sacado badan qatay oo ka tagnaa magalada baladweyne ee Gobolka hiiraan

Kulan waqti Dheer qatay islamarkana  dhaxmaray iyo siyaasiyiin wax garad  ka so jeedo gobolka hiiraan  ayaa lagu guuleysatay in la xaliyo khilaafka katagnaa  dhismaha Maamulka Hiiraan iyo shabellaha dhaxe

Wasiirka arimaha Gudaha soomaaliya cabdi raxmaan Xuseen odawaa oo saxafada lahadlay kulanka kadib ayaa shegay in la isku afgartay wadahadalo dheer kadib islamarkaana in la aqbalo wareegtadii Madaxweyne xasan sheikh maxamuud