Dowladda Soomaaliya Oo Sargaal Shabaab ka Soo Baxsaday Ku Warejineys Mareykanka

0
321

Dowladda Soomaliya ayaa qorsheenayso in ay gacanta u galiso Malik Jones oo kasoo goostay Ururka Al-shabab saraakiisha Mareykanka ee iyagu ku sugan dalka Soomaliya.

Wararka waxa ay shegayaan in mas’uul ka tirsan laamaha amaanka oo diiday magaciisa in warbaahinta loo adeegsado sababo ku aadan inuusan ka hadli karin ayaa sheegay in sargaalkaasi  ay dowladda Soomaaliya damacsan tahay in ay ku wareejiyaan saraakiisha Mareykanka ee Muqdisho jooga.

Dalka Soomaliya ayaa waxaa ku sugan saraakiil cadaan Mareykan ah oo la taliyaal u ah Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya.

Kala soco Wararkena dambe inshaa allah:-