Faah Faahin Dheraad Ah Socdaalka Madaxweyne Xasan Shikh Ee Beledweyne

0
339

Waraar dheraad ah ayaa kaso baxaayo xaruunta mamuulka g/bolka hiiraan halkaas oo aay kulaamo kala duuwan wafdiga madaxweynaha u kula leyahay mamuulka g/bolka hiiraan kan degmada beledweyne odooyaasha dhaqanka g/bolka hiiraan iyo qeybaha kala duuwaan ee bulshada ku dhaqan magalada beledweyne.

Waxaa hadda bilabatay in qudbaddo kala duuwaan laga jediyo madasha waxana wafudda madaxweynaha aay ka mahad celiyeen sidda loogu soo dhaweyay magalada beledweyne.

Xubno ka mid ah odooyaasha dhaqanka oo madasha ka hadlay waxaa aay madaxweynaha u soo jediyeen edeeymo kala duuwaan.

Quudbadaha wali waa aay socdaan waxii waraar ah kala sooco halkan