Faah faahin Ka sobaxeyso Dagaalkii ka Dhacay Magalada Baladweyne Iyo Dhimashada Iyo Dhawaca Oo Kor dhay

0
308

Wararka aan ka heleyno Xaafadda H/wadaag ee  Magaalada Baladweyne ayaa  shegayo in dagaal u dhexeeyo labo Maleeshiyo Beeleed uu saaka halkaas ka qarxay.

Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii ay isku dhaceen Maleeshiyo ka amar qaata maamul la Magac baxay Westland iyo kuwa kale oo isla deegaanka ah.,

Inta la xaqiijiyay 6  qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku dhintay 15 kale wey ku dhawacmen sida ay noo xaqiijiyeen  dadka degaanka Ee ku godoonsan  xafada holwadag

Xaaladda ayaa wali kacsan  waxaana la maqlayaa  rasaas wali ka dhaceyso  gudaha xafada howl wadaag ee magalada Baladweyne  Gobolka hiiraan