Faah Faahin Ka sobaxeyso Wan Waantii Dagaalkii Baladweyne Iyo Sargaal Katirsan Ciidamada Dowlada Oo Lagu Dilay Intii ay socotay Dhax dhaxaadinta

0
408
DCIM100MEDIA

intii ay saake socotay dhaxdhaxaadinta labda belood  ayaa ku geriyooday  Sarkaal ka Tirsana Ciidanka Dowlada Federaalka ee  Gobolka Hiiraan waxana lagu dilay Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne xili u kujiray wan waan laga dhaxwaday labada maleshiyaad  ,

Dilka Sargaalkan ayaa waxaa geystay mid ka mid ah Maleeshiyadka ku dagalamaya Xaafadda Holwadaag iyado marxuunka la dilay uu ka mid ah Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dolwada iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan oo  Saaka kala dhax galay dhinacyada isku haya Xaafadda Holwadaag ee Baladweyne,

Allaha unaxariiste  Marxuunka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray  Maxamed Mumiin Cirba dheere, waxaan uu ka mid ah Saraakiish Ciidamada dowlada iyo odayasha dhaqanka gobolka Hiiraan ee dhax dhaxaadiinta ka wada labada beelood ee malmahan ku dagalamay Xaafadda Holwadaag,

Wasiirka Aminiga Soomaliya cabdi risaaq cumar  maxamed   ayaa  habeenkii xalay ahaa Ku guleysatay   ku guuleystay in Xabad joojin la kala dhax dhigo labo beelood oo wada dega  qeyb kamid ah  Xaafadda Holwadaag,

Dilka Sargaalkan ayaa ku soo beegmaya Xili ay socotay waan waan taas ah oo ay sameynayaan Xuno u hor kacayo wasiirka aminga qaranka soomaaliya

 

wixii warar ah oo ku so kordho kala soco warar keena Danbe insha allah