Hay’adda Culimadda oo ku baaqday in la joojiyo Dagaalada Baledweyne iyo Marka

0
414

Sheikh Bashiir Axmed Salad Guddoomiyaha Majmaca Culimada Somaliyed  ayaa ku baqay in la joojiyo dagaalada qabiilka ku saleysan Ee ka socda Magaaloyinka Baladweyne iyo Marka oo hiiran iyo sh.hoose ka kala tirsan.

Sheikh Bashiir waxa uu sheegay in dagaaladaas ay yihiin xaraan, isagoo ku baaqay in sharuud la aan lagu joojiyo.

Dhinaca kale sheikh Bashiir waxa uu Dowladda federaalka iyo Maamulada ka jira goobaha ay dagaladu ka socdaan waxa uu ugu baaqay in dadka dagaalamaya ay kala dhex galaan si xalada caadi logu soo caliyo. 

Magalooyinka Baladweyne iyo Marka waxaa ka dhacaya dagaalo ku saleysan qabaa’il kuwaas uu dhimasho iyo dhawac geystay.

shiikh bashiir axmed salaad