{Dhageyso}:> Maamulka Dagmada buulo burde oo ka hadlay sargaal ka tirsan al shabaab oo la dilay

0
411

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howl gallo ballaaran ka wada degmada  buulo burde iyo toolooyenka hoos yimaado iyadoo howgalka uu yahay mid amaanka deegaaas lagu xaqiijinayo .

Godoomiyaha degamada buulo burde cabdi casiis duuroow oo la hadlay radio hiiraanweyn ayaa sheegay in ciidamada isgarabsanaya ay horumaro ka sameynayaan howl galka ay ka wadaan dagmada iyo toolooyenka hoostada

Godoomiye duuroow  ayaa sidoo kale sheegey in intee uu howgalka socday lagu dilay labo sargaal oo ka tirsan xarakada al.shabaab kuwa kale laga dhaawacay iska hor imaad ka dhacay tuulo u dhanka galbeyd uga dhow magaalada buulo burde

Howl gallada ciidamada dowladda iyo AMISOM ka wadan deegaanada ka tirsan  gobolka Hiiraan ayaa waxay kula wareegeen deegaano ka tirsan Gobolka oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.sida uu sheegey godoomiyaha dagmada buulo burde ee g/hiiraan