DEG DEG.Madaxweynaha Soomaalia Oo Ku Wajahan Magalada Beledweyne Kadib Marki….

0
361

Madaxweynaha soomaalia xasan shikh maxamuud ayaa la filayaa sacadaha soo socdda in uu soo garo magalada beledweyne ee xaruunta g/balka hiiraan.

Magalada beledweyne ayaa waxaa ka socota qaban qabo ku adan soo dhaweynta madaxweynaha soomaalia iyaddo goob walba oo magalada beledweyne ka mid ah laso dhoobay cidaamo aad uu faro badan kuwaas xiray goobo badan oo ka mid ah magalada sii aay uu xaqijiyaan amaanka guud ee magalada beledweyne,

Socdalka madaxweyne xasan ayaa ka danbeysay kadib marki shalay gudoomiye cusub loo magacabay g/balka hiiraan iyaddo uu badali doono gudoomiyihi hore c/fitaax xasan afrax.

Waxii waraar ah oo kuso kordha socdalka madaxweynaha ee beledweyne kala soco halkan insha.allaah