Madaxweynaha Soomaaliya oo Malintii Labaad ku sugan Magaalada Baledweyne Iyo Warar Hordhac ah Oo Ka sobaxaa Shirarka

0
437

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maalintii Labaad ku sugan Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo uu shalay gaaray.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta Kulamo Goono Gooni ah la qaato Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan si uu u dhageysto Talooyika iyo Cabashada ay qabaan intaba.

Sidoo kale Odayaasha iyo wax garadka ayaa kulamo gooni gooni ah kuleh gudaha magalada baladweyne  Gobolka Hiiraan waxana ay iska warsanayaan sida  lagu wajihi karo arinta  ku adan dhismaha mamulka Hiran iyo sh. Dhaxe

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalmo ka hor shaaciyay in Shirka Maamul u sameynta lagu qabanayo Magaalada Jowhar,halka Caasimadda  Mamaulkaasi ay noqoneyso Degmada Buula-barde.

so dhaweyn xsasan  (1)