Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii Hiigsiga Cusub ee Muqdisho ka socday

0
436

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu Xalay Magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirkii looga hadlayay Barnaamijka New Deal Ee Hiigsiga Cusub,kaas oo muqdisho ka soconayay Saddexdii Maalin ee la soo dhaafay.

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Goobjoog u ahaa Xiritaanka Shirka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyay Xiritaanka Shirka ayaa sheegay in Qorshaha Hiigsiga Cusub Ee Soomaaliya uu soo bilowday Sanadkii 2013 islamarkaana uu ku Eg yahay ilaa 2016.