Masharaxii ugu horeyay ee Maamulka Hiran iyo Sh/Dhexe oo Cawa Marti ku ah Barnaamijka Dabagalka Wararka ee Radio Hiranweyn {DAAWO SAWIRADA}

0
438
????????????????????????????????????

Masharaxii ugu horeyay ee Maamulka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Caawa |Marti ku ah Barnaamijka Dabagalka Wararka ee Idaacada Hiiraan weyn.

Musharax C/raxman Xuseen Cadow oo ah Qofkii ugu horeyay ee shaaca ka qaada in uu u taaganyahay Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa Caawa Idaacada Hiranweyn ee Magaalada Baledweyne kala Hadlay dadka Magaalada ku nool isagoo dhageystaayasha Idaacada uga jawaabayay su,aalo badan oo ku saabsan wax yaabaha laga filaayo in uu Gobaladan ka qabto masuulka xilkaa ku guuleysta.

Musharax C/raxmaan ayaa ka hadlay waxqabadkiisa hadii la doorto dhinacyada amniga hormarka xalinta qilaafyada kobcinta ganaacsiga canshuur dhaaf loo sameeyo ganaacsatada dib u howlgalinta warashadihii ku yaalay Gobaladan sida warshadii sonkorta ee Jowhar warshadii dharka ee Balcad iyo in meel dhexe laysugu keeno siyaasada sii kala jeeda dadka labada Gobal.

Su,aal iyo Fikir waad ku biirin kartaa musharaxa adigoo u marinaaya Aalada warsidaha Idaacada Hiranweyn.

????????????????????????????????????
Hiranweyn.com
????????????????????????????????????
Hiranweyn.com
????????????????????????????????????
Hiranweyn.com

 

????????????????????????????????????
hiranweyn.com
????????????????????????????????????
Hiranweyn.com
????????????????????????????????????
Hiranweyn.com
????????????????????????????????????
Hiranweyn.com