Sawiradii ugu horeyay ee laga shaaciyo Aden Xaashi Ceyrow tan iyo 2008 {DAAWO SAWIRADA}

0
815

Aden Xaashi Faarax ( Ceyrow ) wuxuu ahaa hogaamiyahii Dhinaca Ciidamada Ururka Alshabab Gantaal uu soo riday Mareykanka ayaa ku dilay Dagmada Dhuusamareeb ee Bartamaha Somaliya .

Sawiradan ayaa waxaa soo bandhigay Ururka Alshabaab inkastoo aan la ogeyn ujeedada ka dambeysaceyrow 1 ceyrow 2 ceyrow 3 ceyrow 4