Shaxda Todobaadkaan Horyaalka Primer League Oo Lasoo Saaray, Arsenal, Newcastle , West Brom , Brounmouth Oo Xidigo Ku Yeeshay.

0
505

Todobaadkaan Horyaalka Primer League ayaa iska ahaa mid iska dhex dhexaad ah marka laga reebo Manchester United oo laga badiyey iyo Chelsea oo caawa dheelidoonto inta kale waxaa ay gaareen guulo kuwana waxaa ay  galeen bar bar dhac.

Manchester City oo todobaadkaan badisay ayaa laga waayay shaxda todobaadkaan Primer League, laakiin Arsenal ayaa ku yeelatay laba ciyaaryahano.

Sidoo kale Newcastle United oo ka adkaatay kooxda Tottenham ayaa iyadun lagu arkay iyo West Brom.

Watford iyo Bronmouth-na waa ay wada qeeybsadeen, halka Place goolhaayeheeda shabqa la dhigay.

Hadaba Akhriso Shaxda oo Dhameeystira.

team-of-the-weekend_1ijnevs9h2frs1hvwt1t47qmwp