Tirada Kooxaha Ka qeyb Galayo Goobka aduunka Oo La kordhiyay Kadib Markii FIFA Ay,,,

0
381

Go’aankaasi ayaa la filaayay inuu shalay soo baxo oo la muujiyo in la ogolaaday iyo in kale.

Guddiga fulinta waxa ay u codeeyeen in haween go’aanka wax ku yeesha in arrintan lagu soo daro, si hadalka madaxda sare uu u noqdo mid isu dheelitiran, lana cadeeyo mushaarkooda.

Xiriirka maamula ciyaaraha kubadda cagta ee caalamka waxa uu doonayaa in loo arko kuwa dhexdhexaad ah, la aamini karo si xirfadeysanna u howlgalaya, wixii ka dambeeya marka la gaaro Decenber ee 2018ka.

Laakiin go’aan ka gaarista qaabka koobka kubadda cagta ee dunida dib ayaa loo dhigay waxaana la dalbaday baaritaan dheeraad ah.

Dalabka ah in 40 koox laga dhigo dowladaha ku tarmaya koobka ee hadda ah 32 oo soo bilaabatay 1998dii, waxaa si aad ah u taageeraaya Aasiya iyo Afrika.

fifa