War Deg Deg ah ” Dagaal goor dhow ka bilowday Magaalada Baledweyne

0
357

Dagaal ayaa daqiiqado yar ka hor waxaa uu ka bilowday Magaalada Baledweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiraan.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeyaa laba malayshiyo beeleed oo qeyb ka dagan  Xaafada Howlwadaag ee Magalada Baladweyne

dagaalka oo ku bilawday Gadiid ay mid kamid ah beelaha dagaalama  ay rasaas ku furtay  waxana intaas kadib  bilaawday dagaalka wali ka socdo qeyb kamid ah xafada howlwadag ee baladweyne

Dhawaqa rasaasta ayaa waxaa laga maqlayaa xaafadaha magalada Baledweyne

WIXII  DHERAAD AH LA SCO WARARKEEN DANBE INSHA ALLAH