WAR DEG DEG AH’ Gudoomiyaha Gobolka hiiraan Oo Loo Magacaabay Yuusuf Dabageed

0
587

Guudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yusuuf Axmed Hagar  daba Geed ayaa Gordhow loo magacabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan kadib markii Xilka laga qaaday Guudoomiyihii hore ee Gobolka Cabdifataax Xassan Afrax,

Masuuliyiin katirsan wasaarada amniga xukuumada soomaaliya ayaa Hiiraanweyn.net  u xaqiijiyay in Yuusuf axmed hagar loo magacaabay  Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan xili mudooyinkii dambe si weyn loo hadal hayay magacaabista gudoomiye dabageed.

Waxii warar ah ee ku saabsan magacaabista gudoomiyaha cusub ee gobolka hiiraan kala soco wararkena dambe inshaa allaah.