War Deg Deg ah” Wasiirka Amniga Somaliya Oo Caawa Ku Guuleystay Joojiyo Dagaalka Magalada Baledweyne

0
366

Wasiirka Amniga  Somaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed  Iyo  qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka gobolka hiiraan ayaa ku guuleystay inuu joojiyo dagaaal maalintii sadaxaad  U dhaxeeyo Labo malaeshiyo beeleed  oo qeyb ka dago  xaafada howl wadaag ee magaalada Baledweyne.

Cabdi Risaaq Cumar Maxamed  Wasiirka amniga  iyo  Iyo Xunihii U horkacayay   iyo  waxgaradka  Degaanka ayaa ku guleysatay in ay joojiyaan dagaalka xafada holwadaag kadib markii ay kulamo isdabajoog ah la qaateen  dhinacyadii dagaalamayay

Kulamo mudo qaatay kadib labada dhinac  ayaa la isku afgartay in ay jojiyaan dagaalka   si lo dhameyo xiisada sababtay gacan ka hadlka  u dhaxeeyo labada maleeshiyo ee mal mahaan ku dagalamayay baladweyne

 

Wasiirka aminiga Soomaaliya iyo xubno kale oo katirsan dowlada soomaaliya  ayaa manta baladweyne sogaray si ay u xaliyaan dagaalka  u dhaxeeyo labada maleshiyo beleed ee u dagaalka ka dhaxeeyo

Lama oga sida xaalka ku dambeyn doona maadama dhowr jeer wadahadalo iyo heshiisyo la dhex dhigay labadan beel ay noqdeen kuwa fashilmay.

Booqashada Wasiirada B.weyne (20)