War Deg Deg Ah:Ciidamada Malatariga G/Hiiraan Oo La Kala Dhaxdhigay Maleshiyaadkii B/dweyne Ku Dagalmay

0
427

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa saake lagala dhaxdhigay  maleshiyaadkii ku dagalamayay magalada baladweyne ee gobolka hiiraan

Ciidamada Malatariga Gobolka hiiraan  oo wato gadiidka dagaalka ayaa ka talabay buundada liiq liiqato xili ay socotay rasaas xoogan oo ay ridayaan labada maleyshiyaad ee ku dagalamayay xafada howlwagaad ee baladweyne

markii ay gaareen gudaha xafada waxaa ay bilaabeen in ay kala qadaan  labada maleyshiyaad ee dirirta ka dhaxeysay  waxana xiligan  socoto  in laga saaro agagag dagaalka oo ay ku kala jireen labda dhinac

 

Amarka ay ciidamada Kugaleen Xafda howlwadaag waxaa bixiyay wasiirka aminiga ee dowlada soomaaliya oo xalay ku hoyday baladweyne kuna jiray xalay dhan waan waan labada dhinca ah

 

wixii warar ah oo ku so kordho kala soco warar keena Danbe insha allah