WAR DEG DEG AH”Shirkii Samadoon Oo Gordhaw Ka Furmay Magaalada B.weyne+SAWIRO

0
441

Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxa manta ka furmay shirka samodoon oo dhawaan  iclaamiyay Ugaas c.raxmaan ugaas khaliif waxana shirka ka soo qeyb galay maamulka Gobolka Hiiraan saraakiisha ciidamada AMISOM iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Shirka Samadoon waxa si rasmi ah u furay ugaas c.raxmaan ugaas khaliif waxana  looga hadlayaa aayaha Gobolka dhaqanka iyo siyaasada iyadoo qudbada kala duwan ka jediyen masuuliyiintii iyo dadkii ka soo qeyb galay.

Shirka ayaa lagu wada in gabagabada laga soo saaro qudobo muhiim ah oo ku saabsan hormarka Gobolka dhaqanka iyo siyaasada guud ee gobolka Hiiraan.

Warar kena dambe kala soco Inshaa allaah:-

Shirka Samadoon (4) Shirka Samadoon (3) Shirka Samadoon (10) Shirka Samadoon (9) Shirka Samadoon (2) Shirka Samadoon (7) Shirka Samadoon (1) Shirka Samadoon (6) Shirka Samadoon (8) Shirka Samadoon (5)

Sawir qaade:-Maxamed Makaraan

Radio Hiranweyn Magaalada Baledweyne