WAR Deg Deg Dagaal Sababay Dhimasho Iyo Dhawac Oo Manta Ka Qrxay Degaan Katirsan Gobolka Hiiraan

0
363

Inta la ogyahay 7 ruux ayaa dhawacantay tiro kalena wey dhimatay dagaal manta ka qarxay duleeydka deegaanka buq guusaar ee gobolka hiiraan.

Goobta uu dagaalka ka dhacay ayaa waxa kamid ah  buqgoosaar iyo deegaano hoos yimaado  waxana uu dagaalka uu u dhaxeeyaa laba maleeshiyo beeleed, oo wada daga deegaanadaasi .

Dagaalkii manta dhacay ayaa sababay baragac dad shacab ah ee ku noola goobaha lagu dagaalamay sida uu         Radio hiiraanweyn  u xaqiijiyey mid kamid ah dadka deegaanka.

Sadaxdii maal mood ee lasoo dhaafay waxaa meelaha uu dagaalka ka dhacay ayaa wax ka jirtay xiisado u dhaxeeyo maleeshiyaadka manta dagaalamay,

Dagaalkan ayaa u dhaxeeyo maleeshiyaadkii dhawaan lagu heshiisiiyay beledweyene  waxana la ogeyn sababta uu dagaalka labada maleeshiyo u dhaxeeyoo uu dib ugu soo laabtay iyo waxa  rasmiga ah ee ay isku hayaan waxana laga cabsi qabaa in dagaalka uu ku baaho deegano kale oo hor leh

La soco Wararkeena Danbe Insh allah