{War-murtiyeed} Puntland Oo sheegtay inay Galmudug Jabisay Heshiiskii Gaalkacyo, ayna fursad kale siinayso in Nabad lagu wada noolaado.

0
310

Maamulka  Puntland ee Soomaaliyeed oo war-murtiyeed kasoo saartay dagaalkii maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay in ka yar 24 saac markii heshiis nabadaynta Gaalkacyo ku saabsan lagu kala saxiixday garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf International Airport, ayna maleeshiyaadka Galmudug saaka bilaabeen daandaansi iyo duqeymo ay ku soo garaaceen xaafadaha waqooyiga magaalada.

Maamulka  Puntland waxay sheegtay inay heshiiskii weli tixgalinayso ayna fursad kale siinayso ummadda Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka si xal waara looga gaaro colaadda magaalada Gaalkacyo.

Halkaan ka akhri War-murtiyeedka Puntland.

War-murtiyeedka PL