Ardayda wax ku barata Dalka Turkiga ee Reer Hiiraan Oo Ka Tacsiyeey Geeridii Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif

0
708
?????????????

innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun geeridi naxdinta lahayd ee ku timid,03/01/2016 Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Ugaas Warfaa .waxa halka tacsi ka diraayo dhamman Ardayda Reer Hiiraan ee wax ku barato Dalka Turki-ga.

waxa tacsi uu diiran dhamaaan umada soomaaliyeed qaasatan Reer Hiiraan geerida ku timid Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Ugaas Warfaa, waxaana leeynahay Allaah Samir iyo iimaan ha naga siiyo Waaa geeri naxdin leh ilaaheey kitaabkiisa midigta haka siiyo dhamaaan umada soomaaliyeed qaasatan eheladii uu kabaxay  Samir Iyo imaan haka siiyo.waxuu ahaa samadoon Soomaali Oo dhan u dhaxeeyo Allaah swt ha Naxariisto,waxa Allaha ugu baryeynaa Jannatul Fardows inuu ka waraabiyo.Allahuma Aaamiin.

 

 

innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

AHMED Ali HUNDUBEY

acxxareed@gmail.com