{DAAWO MUUQAALKA} Musharax Ibraahim Xabeeb Oo Si Cad U Shegay In Cadaalad Daro Lagu Sameyay Gobolka Hiiraan

0
419
????????????????????????????????????

Musharax Ibraahim xabeeb nuur oo isu soo taagay xilka madaxweynaha maamulka gobolada hiiraan iyo shabeelada dhaxe maalin ka horna soo gaaray Magaalada Baledweyne Xarunta Gobolka Hiiraaan ayaa waxa uu si cad u shegay in Gobolka Hiiraan laga galay xaqdara badan islamakaan ay cadalad daro ku sameyen dowladihii soo maray dalka iyo tan hada kataliso dalka.

Ibraahim xabeeb nuur oo horay usoo noqday xildhibaan hadana u taagan madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabelaha dhexe aya shegay inuu wax badan u qaban dono dadka dega labada gobol hadii uu ku gulesta madaxweynaha maamul ay yeshaan labada Gobol.

HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-