{DAAWO MUUQAALKA} Taarikh Nololedkii Ugaas C.Raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

1
393

Allaaha u naxariiste waxaa manta magaalada b.weyne ee  xarunta gobolka hiiraan ku geeriyooday ugaas c/raxmaann ugaas qaliif oo kamid aha duubabka  dhaqanka somaliyed  gaar ahaana kuwa  gobolka hiiraan,

Geerida ugaaska ayaa waxa si weyn looga dareemay magaalada b.weyn ee xarunta gobolka hiiraan waxana ka tacsiyadeeyey geeeridii naxtinta laheyd ee ku timed ugaas C.raxmaan Ugaas khaliif dhamaan shacabka soomaaliyed,

Halkan Hoose Ka Daawo Taarikhda Ugaaska:-
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=U0ehIm2WFPY]

Comments are closed.