{DAAWO SAWIRADA} Abwaan Cali Sugule Duncarbeed Oo Lagu Aasay Duledka Magaalada Hargeyso

0
536

Allaha u naxariistee waxa manta qabuuro ku yaal Naaso Hablood duledka magaalada Hargeysa lagu aasay Abwaan Cali Sugule Cigaal ”Duncarbeed oo dhawaan geriyoday,

Aaska abwaan Cali Sugulle ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo xumna ka tirsan maamulka iyo dadweyne faro badan.

Meydka Cali Sugulle ayaa laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa isagoo ku dhintey wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta waxana halkaas ku sugnaa ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland.

Dadkii ka qeyb glay ayaa aaska kadib marxuumka ugu duceeyey inuu illaahay naxariistii janatul fardowsa ka waraabiyo, ehelkii qaraabadii iyo shacabka Somaaliyeed ee uu ka geeriyoodayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Meydka cali-sugule-3 Meydka cali-sugule-2 Meydka cali-sugule-1 Meydka cali-sugule- Meydka cali-sugule-6 Meydka cali-sugule-4 Meydka cali-sugule-5